ayaa u tarjumay si farshaxanimo leh oo ka dhigtay mid xiiso gaar ah leh.

Waxaa sidoo kale jira , oo ah gabadha uu saaxiibka la yahay Rohan. Shanaya waxay dareemaysaa in Rohan uusan siinin fiiro gaar ah, waxayna bilowdaa inay u dhowaato Abhi si ay Rohan u maseeriso, balse aakhirka iyada iyo Abhi ayaa is jecleeya. Tartanka "Student of the Year"